MAQAL: Ugaaska Xawaadle (Hawiye) oo agtiisa ka waayay sideed oday oo ay wada fadhiisan jireen
Ugaaska beesha Xawaadle ee wax ka degta Hiiraan ayaa agtiisa ka waayay sideed oday oo ay wada fadhiisan jireen, wuxuuna is waydiiyay halka ay qabteen xilli odayaal badan aadeen maamulka Jowhar ee hadda fashilmey.