X

MAQAL: waan dhisaynaa madaarka Burco kan Booramase maku margadey wasiiru dawladaha duulista maamulka Somaliland

Wasiiru dawladaha duulista maamulka Somaliland Axmed Nuur Faahiye ayaan ku margan si toosana u sheegay in ay dhisayaan madaarka Burco laakiin markii uu ka hadlayay kan Borama bilaabay in uu ku margado sheegayna hadal is dhaafa. Madaarka Burco ayuu sheegay in ay bilaabayaan bisha beri kowda ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.