X

Maraykanka oo Afrika ku qancin waayay dagaalka uu kula jiro Ruushka

Maraykanka oo sheegay jiray inuu yahay quwada keliya ee ka jirta adduunka dhaqaale ahaan iyo milatari ahaanba ayaa waxa ka daba yimi Ruushka oo iyagu hadda ka horeeya dhinaca gantaalaha.



Shir dhawaan u qabtey madaxda gaajada ah ee Afrika waxa uu ka waayay hal hogaamiye oo ku raaca hubeynta uu ka wado Yukrayn oo keliya dagaalka sii dheeraynaysa. Waxase taageero hoose u muujiyay dabadhilif Xasan Culusow oo isagu gacantiisa ku keensaday ayay sheegayaa xog hoose oo ay heshay ARAABINEWS.



“Waxa dhawaan laga fahmi karaa waraysiyada uu Xasan Culusow siiyo idaacada beeshiisu gacanta ku hayso ee codka Maraykanka oo marka waraysiga ay la yeelanayaan aanad moodinba waraysi sheeko caadiya mooyee ayuu yiri Cali Calasow.


Si kastaba waa guuldato oo la soo wajahay Maraykanka oo waayay hal waxaan oo taageero u muujiya cunaqabataynta uu saaray qamadiga Afrika uga timaada Yukrayn iyo kor u kaca maciishada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.