X

Maraykanka oo bilaabay duqeynmihii Xasan Culusow u fasaxay imisa ayuu diley

Maraykanka ayaa dib u bilaabay duqeymaha uu la beegsanayo dadka shacabka ah asagoo marmarsiiyo ka dhiganaya inuu weerararo aragagixisada laakiin dadka dhintaa ay yihiin dad shacaba oo aan helin xaquuqdooda.


”Somaliya ayaa noqotey meel Maraykanku u adeegsado ku tijaabinta diyaaradihiisa aan la wadin haddana wuxuu weerarkii u horeeyay ka fuliyay Jubbada hoose kadib markii loo fasaxay ayuu yiri Cali Calasow.


Doorashada Xasan Culusow waxa aad u soo dhaweeyay gaalada uu horkacayo Maraykanka iyo Ingiriiska oo raba hadda inay dano gaara ka fushadaan.



”Waxaan aad u cambaaraynaynaa duqeymaha lala beegsanayo dadka shacabka oo u muuqda in Xasan Culusow xalaaleeyay dhiigooda ayuu raaciyay Cali Culusow.

Ilaa hadda lama garanayo khasaaraha k dhashay duqeymahaas.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.