X

Maraykanka oo ku dhawaaqay arin ka cadhaysiisay Ruushka ayna diiday hogaamiyaha Jarmalku

Washington-Araabinews–Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku hanjabay inuu hubayn doono dawlada Yukarayn haddii wadahadalada socdaa laga gaadhi waayo xal ka dambeysa waxase taasi diiday hogaamiyaha Jarmalka Merkel.

Maraykanka ayaa hore u sheegay inuu ka fikirayo inuu hubeeyo dawlada Yukarayn oo xoogaga hubeysan ee Ruushku diideen in ay ka mid noqdaan xukuumada Yukarayn ee reer galbeedku wato.

Ruushka ayaa ka cadhooday sheegayna in talaabadaasi aanay waxba soo kordhineyn kaliya ay burburin doonto Yukarayn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.