X

Maraykanka oo qirtey in uu weerarkii uu ku dilay ciidanka Siiriya ku caawiyay argagixisada

Weerarkii diyaaradaha Maraykanka, Ingiriiska iyo Australiya ku qaadeen ciidanka Siiriya oo argagixisada ka saarayay magaalo ku taal bariga Siiriya ayaa hadda qirey in ay qaldanaayeen. Weerarkaas ayaa ciidanka Siiriya looga diley askar badan.

Marayakanka ayaa markii hore beeniyay waxase ay joojiyeen weerarka markii Ruushku ku hanjabay in uu soo ridi doono diyaarado. Maraykanka ayaa hadda leh waan ka xunahahjay waxa dhacay.

Ciidanka Siiriya aya ku dhow in uu argagixisada ka xoreeyayo ,magaalada Xalab.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.