X

Maraykanka oo sheegay in uu gantaalo diyaariyay maxayse yihiin

Maraykanka ayaa sheegay in uu gantaalo diyaariyay. Gantaalaha la dagaalama gantaalada kale oo uu isku halaynayo ayuu sheegay in ay diyaariyeen kadib markii uu ku rakibey Kuuriya Koofureed.

Maraykanka ayaa isku halaynaya gantaalahan ayadoo khuburtada gantaalada ay sheegayaan in ay Maraykanka ka celin Karin gantaalada ay soo tuuraan Iiraan iyo Woqooyiga Kuuriya o haol mar soo gamaya boqolaal.

Trump ayaa ku dhici waayay in uu weeraro Woqooyiga Kuuriya markuu arkey awooda meesha taala. Yuhuuda ayaa mid kan la mida u isticmaalay urur diimeedka Xamaas ee akhwaan Muslimiinka waana la ogaa sida waxba u tari waayeen.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.