X

Maraykanka oo sheegay inuu baajiyay gantaalo nukliyeera oo uu tijaabin lahaa

Maraykanka oo sheegan jiray quwada aduunka ayaa sheegay inuu joojiyay gantaal sida hubka nukliyeerka oo ay tijaabin lahaayeen Sabtida. Wararka qaar ayaa sheegaya inay cilad adag soo wajahday.


“Waxaan u baajinay waxaan ka baqnay in si khalada loo fahmo oo halkaas ay ka timaado burbur xoogan oo aan laga kasban karin ayuu yiri masuul u hadlay wasaarada gaashaandhiga. Taas oo loo fasirtey in haddii hawada u ganaan ay keeno karto in Ruushku ku foorariyo wuxuu hayaba.


Ruushka ayaa dhawaan sheegay inuu heegan gelinayo gantaalaha sida hubka nukliyeerka kadib hanjabaado beena oo uga yimi reer galbeedka qaar oo sida Ingiriiska oo markii dambe ka qoomameeyay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.