Maraykanka ayaa taliye cusub u magacaabay hawlaha Afrika ee ka dhanka ah argagixisada ee dalkiisu ku leeyahay Jabuuti. Xarunta Jabuuti ayaa loo magacaabey ninkan.
Taliyahan cusub ayaa lagu magacaabaa Jeneraal Castellonas wuxuuna hore u ahaa ku xigeenka arimaha Afrika. Xafladan ayaa ka dhacdey garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS