X

Maraykanka oo u dareeray doorashada iyo Hillary oo la filayo in ay guulaysato

Doorashadii ugu adkayd ayaa maanta ka bilaabmaysa dalka Maraykanka iyadoo wadamada aduunka badankoodu raacsan yihiin Hillary xaga wadamo ay ku jirto Yuhuudu raacsan yihiin jaahil Trump.

Trump oo la hadlayay gobolka ay degan yihiin Somalidu ayaa sheegay in Somalidu iska soo galaan isla markaana guryo la siiyo. Jaahil Trump ayaa si cunsurinimo ah u hadlay isagoo og in aanu hal cod ka helayn.

Doorashada maanta ayaa ah mid si aada loogu loolamayo, waxana la filayaa in ay habeen dambe ay guushu raacdo Hillary oo helaysa codadka dadka madow iyo kuwa Latin America oo hadda haya dheeliga codadka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.