Maraykanka ayaa cunaqabatayn iyo xanibaado socdaal ugu hanjabadey madaxda Itoobiya ee hadda iyo kuwii hore iyo Eritariya oo ku saabsan arinta gobolka Tigrey. Cabi Axmed ayaa hore uga digey faragelinta ajaanibtu ku hayso dalkiisa.
Itoobiya ayaa hilfaha u qaaday madaxdii Tigrey ee diidey xukunka dawlada dhexe rabayna inay go’aan ayagoo dalka soo xukumaayay 27 sano kuna hayeen gacan bira.
Kumanaan shiciba ayay ku ciqaabi jireen gudaha Somali galbeed ayagoo ugu dambeyna u dhiibey Cabdi Iley oo ku tuntey xuquuqda kumanaan Somali ah.
Maraykanka oo diidan guuldarada ku dhacday gaalada Tigreega iyo xukunka ay qabsadeen reer Koofurtu ayaa raba in maamulka hadda jiraayi u aaro Tigreega.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWWS