Maraykanka oo weerar gantaalo ah ku qaadey Siiriya uu ku tageerayo argagixisada. Weerarkan ayaa lagu burburiyay hanti ay leedahay dawlada Siiriya oo ay ku dagaalamayso argagixisada Maraykanka iyo Sucuudigu taageero ee Daacish.
Goobta la weeraray oo ku taala gobolka Xooms ee bartamaha Siiriya ayaa ahayd xerooyinka ka badbaaday dagaalka Siiroya ee badbaadiyay dawlada iyo shacabka Siiriya.
Argagixisada Daacish ayaa soo dhaweysay weerarka halka Ruushku sheegay in u cambaaraynayo weerarka lagu qaaday dal xora oo dalkiisa ka badbaadinaya burbur xoogleh.
Sucuudiga iyo xulafadiisa sida Turkiga ayaa soo dhaweeyay weerarkan lagu qaaday Siiriya. Labadan ayaa kala taageersan urur diimeedyada Daacish iyo akhwaan Muslimiin ee dagaalka kula jira dawlada Siiriya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS