Maraykanka ayaa xaqiiqda isku sheegay warna ka soo saaray gantaalihii Woqooyiga Kuuriya ay tijaabisey 4-tii Luulyo kaas oo toos u garaacaya gudaha Maraykanka oo ay ku jirto caasimada Washington.
”Waxaan cadaynayaa in tijaabadii afartii Luulyo ay ahayd gantaal garaacaya Maraykanka waxaanse aan la garanayn in ay hubka nukliyeerka saari karaan ayuu yiri afar xidigle hortagey aqalka sare ee Maraykanka.
Woqooyiga Kuuriuya ayaa sheegtay in ay furteen tiknooliyada hub lagu saari karo gantaalihii ay tijaabisey ee ka nixiyay Maraykanka. WAxa halkaa ku dhamaadey hanjabaad iyo baqbaq ka soo yeerta Maraykanka.
Waxay ku qasban yihiin in ay la saaxiibaan Woqooyiga Kuuriya
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS