X

Markaan dhiigmiiratada IMF iska fujinay ayaa lay inqilaabey: Moraales

Madaxweynaha Boliifiya ee la inqilaabey ayaa sheegay markay iska fuliyeen dhiigmiiratada isku magacowday lacagta aduunka ayaa inqilaabka lay bilaabey. Ma aanaan ogeyn ee waxa jirtey helikobtar aan fuushanaa inay cilad Ku timi waxyar kadib markey kacdey.


Haddase waxaan ogaadey inay inqilaabka Ka mid tahay Waxaan dalbanaysa in la baaro. Waxaan kor u qaadney wax dhoofinta laakiin ma ayna jeclaysan in dalku hore u socdo ayuuyiri madaxweynaha Boliifiya ee Maraykanku inqilaabey.


Madaxweyne Moraales ayaa hadda jooga Migsiko halkaas oo la siiyay magangelyo siyaasadeed. Madaxweynaha oo Ka soo jeeda dadka asalka u leh Boliifiya ee Hindiya ayaa waxa inqilaabka iska kaashadey cadaanka soo galootiga ah iyo sirdoonka Maraykanka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.