X

Markaan dhowr mar daawano wararka Hargeysa ayaan aragtidayada ka dhiibanaaa: Suldaan Abshir

Suldaan Abshir oo ka mida salaadiinta gobolka Awdal ayaa ka hadlay sheeko baryahaaba ka socotay saxaafada reer Hargeysa oo ku saabsanayd in sheekadii u dhaxaysay Xasan Sheekh iyo Siilaaanyo ee ictiraaf raadinta loo bedelo hab madax dhaqameed oo ka fiican dalxiisyada lagu Turkiga.

Suldaan Abshir ayaa sheegay in madax dhaqameedku tagi karaan Turkiga laakiin u jawaabay suldaan xiireey. Lama garan karo waxa Suldaan Abshir hadda ka hadashiiyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.