Markab ay leeyihiin hay’ada MSF ee dhaqaatiirta ayaa muddo bila joogey bada u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga halkaas oo noqotey xerada naftood-dilayaal raadinaya nolol fiican. Waxa ugu sii daran in loogu sheekeeyay markay Liibiya joogeen in socdalku yahay lix saacadood oo kaliya waxase la ogadey in doomaha ay soo raacaan in ayna dhaafinba badda Liibiya.
Barnaamijkan oo aad u xiise leh naxdin badan waxa toos loo badbaadinayaa naftood-dilayaal waxana ku jirta haween uurleh, caruur iyo dadkale oo ay ka mid yihiin kuwii doonta lahaa. Dumarka badankooda ayaa lagu soo kufsaday Liibiya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS