Muqdisho–Markab aad looga buuxiyay wax soo saarka dalkeena ayaa loo direy qoxootiga Somalida ee ku dhibaateysan dalkaasi Yaman ee Sucuudigu ku hayo duqeyn iyo burbur. Markabkan ayay qayb ahaan rartey haweenayda madaxwrynaha marwo Qamar Cumar Cali iyo hay’ada gurmadka ummada Somaliyeed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM