Markab ka mida kuwa xaalufiya badeena ayaa gacanta lagu dhigey. Markabkan oo laga leeyahay magagaskar ayaa soo dhaafay badaha oo dhan una yimi in uu xaalufiyo badeena. Waxa gargaarey ciidanka Amisom ee Kiiniya oo iyagu ka macaashay badeena.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM