X

Markab sida dad Soomaali ah oo ka soo cararay duqeynta Sucuudiga oo Berbera yimi

Markab sida dad Soomaali ah oo ka soo cararay duqeynta Sucuudiga ka wado Yaman ayaa yimi Berbera yimi halkaas oo dadka la gayn doonto meelaha ay ka yimaadeen. Waxa fulisay hay’ad lagu magacaabo Ayro.

Maxameed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.