X

Markasta waan ogaa in TPLF dabada ku wadato shisheeye: Madaxweynaha Eritariya

Madaxweynaha Eritariya oo ka hadlaayay xaalada Itoobiya ayaa sheegay in markasta uu ogaa in TPLF dabada ku wadato shisheeye ayna wadan doonto. Madaxweynaha ayaa si gaara uga hadlaayay dhacdooyinkii u dambeeyay.


”Way taageerayaan waayo Itoobiya uma ogola cid iyagu wadato mooyee cidkale oo xora inay ka taliso. Hadalka madaxweynaha ayaa ku beegmaya xilli dawlada Itoobiya ogaatey in Maraykanku Tigreega ka caawin jirtey dhinaca dhaqdhaqaaqa ciidamada.


Eritariya marnaba ogolaan mayso in jaarkeedu ahaado fowdo waanan digtoonahay. Mar la weydiiyay inuu ciidamo u diri doono xadkiisa ayuu yiri waynaga go’an tahay inaan difaacno xuduudeena.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.