X

Marwo Sahra Cumar Xasan oo booqatay dhaawaca ku jira isbitaal Erdogan sheegtayna in dhaawaca liita la qaadi doono+MUUQAAL

Muqdisho–Marwada Xasan Sheekh marwo Sahra Cumar Xasan oo ku caan baxday u gargaarida dadka liita ayaa booqatay isbitaal Erdogan halkaas oo ay ku jiraan dadkii dhaawacu ka soo gaaray argagixisada shabaab oo weerartay masaajid ay ku cibaadaysanayeen oo u yaal huteel Central ee Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.