Marwo Caasha AXmed Cabdalla oo ka mida xildhibaanada gobolka Sanaag ayaa u kala dhigtey Shariif Xasan oo hadda ah madaxweynaha Koofur Galbeed. Shariif Xasan ayay ku tilmaantey nin danayste weyn ah oo xilliyadii ay iyagu la dagaalamayeen Itobiya isagu jeebka buuxsan jirey,.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM