X

Marwo Caasha Geelle oo sheegtay in beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli marna ku hamiyin in ay xukumaan Puntland

Marwo Caasha Geelle oo hore u ahayd gudoomiyihii dib u eegista dastuurka iskana casishey sababo siyaasadeed oo ku qotomo is jiidashada Puntland iyo Xasan Sheekh oo ku qotomo arimo qabiil iyo dagaaladii sokeeye ayaa sheegtay in hore loo gooyay in qabiilada Dhulbahante iyo Warsangeli marna ku hamiyin in ay xukumaan Puntland oo ay markasta qaataan ku xigeenka iyo gudoomiyaha barlamaanka.

Waxay tiri ”marna qof ka socda Woqooyi bari (Majeerteen) iskuma dayayn in uu noqdo gudoomiyaha barlamaanka oo macnaheedu yahay waxay u xirneyd Warsangeli. Talaabadan ayaa ka dhigeysa mid aan la wada lahayn maamulka gobolka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.