Marwo Faysa Sh Siciid ayaa banaanka soo dhigtey xeerka doorashada ee la rabo in reer Awdal lagu khiyaamo iyadoo sheegtay in xeerkaas ahayd in marhore la kala tuuro laakiin aan la rabin in la taabto. Fiqishini xaqeeda ha hesho.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS