Marwo Khadra Cisman Ducaale oo sheegtay in ay ka sharaxan tahay gobolka Awdal
Marwo Khadra Cismaan Ducaale ayaa saxaafada la hadashay sheegtayna in ay ka sharaxan tahay gobolka Awdal una sharaxan tahay golaha wakiilada, waxay dhinaca kale ka hadashay abaaraha oo aan loo sinayn oo hal dhinac lagu gurayo.