Marwo Umalkheyr Xuseen Haddi ayaa ka ajarsatey bukaan socodka ku jira isbitaalka TB ee Boorama halkaas oo ay gaarsiisey deeq raashina oo aad loogu baahnaa. Isbitaalka ayaan hadda aanan helin wax caawimo ah oo ka timaada dhinacna waxana dadku ku noolyihiin tabaruca dadka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM