Borama--Marxuun Abiib Cabdullahi oo ka mid ahaa cuqaasha iyo salaadiinta magaalada Boorama ayaa aas balaadhan loogu sameeyay magaalada iyadoo masuuliyiin farabadan ka qaybgaleen aaska maxruunka. ARAABINEWS