Boorama-Araabinews--Masaajidadii Boorama oo siyaasad lala doontey ku salaysan kobcinta fikirka qaldan ee gooni goosadka. Maayerka magaalada oo ku fulaan waayay in uu xakameeyo xertiisa ayaa masaajidkii dadka ugala hadlaya siyaasad. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS