Masaajidka Sh Nuur ee deegaanka Dilla ee gobolka Awdal oo dhamays ku dhow
Masaajidka Sheekh Nuur ee deegaanka Dilla ee gobolka Awdal ayaa gabagebo ku dhow waxana ka hadlay dadka deegaanka oo ka mahadceliyay dadkii dhisay codsadayna in la sii dhamaystiro.