Masaajidkii ugu horeeyay ee Boorama laga dhiso oo jirsaday qarni in ku siman ayaa dhulka lala simey iyadoo la rabo in gebi ahaanba dib loo dhiso. Imaamka masjidka in ka badan 35 sano ayaa dadka magaalada ugu baaqay in ay ka qaybqaataan dib ugu dhiskiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM