X

Masar oo Maraykanka la gaadhey caawimo qalab caafimaad

Caadiyan Masar waa dal dhinacna sabool dhaafay dhana waa dal wax kuu Tati Kara xilli Vashi xun u jirto waxyaalaha qaar sida hadda oo kale oo ay Maraykanka la gaareen qalab caafimaad oo ay aad ugu baahnaayeen.


Qalabkaasi caafimaad waxa qaaday diyaarad xamuula waxayna ka koobnaayeen 20,000 kun oo koofiyadaha qaliinka, 200,000 kun oo maaskaro ah iyo 48,000 kun oo ah bacaha laga dul cisho kabaha.


Maraykanka oo Masar ka masruufa dhinaca milatariga ayaa sheegay in xulufo kasta loo baahan yahay oo sheekadu taagneyn yaa taag daran yaase xoogweyn. Tani waxay muujinaysaa in xulufadaada aad xiriirka u wanaajiso xilli kasta.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.