X

Masar oo qabatay tahriibayaal kale oo Somali ah oo gaaraya 170: MAQAL

Ciidamada badda ee Masar ayaa soo badbaadiyay ilaa 300 oo qof oo isugu Jira Somali, Sudan, Itoobiyaan, iyo carab kale. Waraysi lala yeeshay nin ka soo baxsday jeel ay ku jireen ayaa sheegay in Markab kale lagu soo wareejay markii la qabtey.

Mid ka mid ah dadka dooni saarnaa ayaa sheegay in ciidanka dowladda Masar ay kusoo qabqabteen doonyaha dheereeya waxuuna sheegay in lagu soo celiya dalka Masar.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.