Mashruuc biyo dhaamina oo laga bilaabey deegaanka Duudweyne oo ka tirsan Awdal
Hay’adda bisha cas ayaa biyo dhaamin ka bilowdey deegaanka Duudweyne ee ka tirsan Awdal halkaas oo dadku abaaro xun awgeed ay u rafaadeen biyo la’aan baahsan. Biyaha ayaa si xowli ah loogu dhaamiyay dadka baahan.