Boorama–Suldaan Abshir oo sida muuqata sheegay in uu ka qaday lacagihii lagu bixinayay 18 May sheegayna in beeshiisu dabarto ayaa ka calaacalay xadhiga internet-ka ee CABLE ee mara deegaankooda oo dadka deegaanku aanayt shaqo ka helin iyadoo xadhigan laga sameysto malaayiin doolar. Dakeygu ma taabtaan xadhigaa waxna kuma qabno.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM