Boosaaso–Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa qoys deganaa saaka aanu ka soo toosin gurigooda kadib markii sida la sheegay uu dab qabsaday halkaana ay ku shuf beeleen dhamaan intii ku dhex jirtya guriga. Ilaa hadda lama garanayo sida wax u dhaceen waxase goobta isugu yimi dadweyne farabadan oo ka naxay sida wax u dhaceen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM