Magaalada BanjaLuka ee dalkaasi Boosniya ayaa maanta dib looga furey masaajid caan ahaa oo Turkigu ka dhiseen halkaas qarniyo kahor ama xilligii Cusmaaniyiinta. Masjidka ayaa waxa ogaan u burburiyay gaalada Seerbiyiinta oo Ruushku taageerayay. Masjid oo qaramada midoobey u tixgeliyaan mid la xakameeyay ayaa waxa dhismihiisa wax ka gaystey Turkiga.
Raiisal wasaaraha xilka ka degaya ee Axmed ayaa goobjoog ka ahaa dib u fiurida masjidka. Waxa goobta laga madnuucay khamriga waxana masaajidka lagu dgisay isla dhagaxii laga burburiyay.
Waxa dadka lagu soo qaaday gawaadhi sidoo kale waxa aad loo adkaadey amniga maadaama ay ka soo qaybgaleen dad aad u tirobadan oo Seerbiyiintu ka barakiciyeen xillligii dagaalkii 1992.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS