X

Masuul cusub oo dhalinyara oo lagu wareejay xilka waxbarashada gobolka Awdal iyo hadaladii laga jeediyay

Masuul cusub ayaa la wareegay xilka waxbarasho ee gobolka Awdal. Xilwareejin arintan la xiriirta ayaa ka dhacday Boorama waxana goobta ka hadlay gudoomiye Ramaax.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.