X

Masuul ka shaqeeya dawlada oo shaqadii laga joojiyay iyo sababta

Masuul ka shaqeeya dawlada oo shaqadii laga joojiyay magaalada Muqdisho ayadoo la soo bandhigey eedaymo. Masuulkan ah agaasimaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha.



Warqad ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay shaqo joojinta ay ka dambeysay, kaddib cabasho ka timid shaqaalaha wasaaradda, xadgudub hanaanka shaqada iyo wado shaqeyn la’aan, iyo arrimo kale oo lagu eedeeyay Xoghayaha Joogtada Mr Yaxye Cali Ibraahim.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.