Los angeles–Wasiirada arimaha dibeda Aamina Maxamed ayaa socdaal ay ku jogtey Maraykanka la soo afjaray kadib markii lagu amray in ay dib u soo noqoto. Jariiradaha Kiiniya ayaa qorey in hawsheedii lagu aaminay nin hore uga qaybgalay socdaalo noocana oona matali kara madaxweynaha Kiiniya. Wargeysyada Kiiniyua ayaa qorey in wasiirka arimaha dibeda ay ka xumaatay soo noqodkeeda.
Hadaba masuul u hadlay madaxtooyada ayaa beeniyay in wasiirka iyo madaxweynaha uu jiro wax khilaafa kaliya ay tahay in madaxweynuhu la socon. Madaxweynaha Kiiniya ayaa u bixi lahaa Maraykanka waxase hakiyay socodkiisa xanibaaio kaga yimi wadamada jaarka ah.
Wasiirka arimaha dibeda Kiiniya AAmina ayaa iyadu beenisay in waxkale jiraan sheegtayna in soo noqodkeedu la xiriiro baaqashada madaxweynaha.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM