Maxamed Abuukar Subeer oo hadda ah agaasimaha guud ee wasaarada dastuurka oo warbixin ay qoreen Qaramada midoobey lagu sheegay in uu isqarxiyay ayaa markii u horeysay ka hadlay beentan laga sheegay ayna qaoreen rag lagu yaqaan in ay dilaan sumcada madaxda Somalida.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM