X

Masuuliyiin ka seexday wacyigelinta gobolka Awdal oo codsaday in kaadhka la qaato

Masuuliyiin ka seexday wacyigelinta gobolka Awdal oo codsaday in kaadhka la qaato. Waxa ka mida C/rashiid Xasan Mataan oo canaantey xisbiga Wadani iyo musharaxa madaxweyne ku xigeenka Wadani Maxamed Cali oo aan ka hadlin jahwareerkii lagu ridey dadka codka uu ka rabo.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.