Berbera–Masuuliyiinta Berbera ayaa hadda u muuqda in kibirkii hore ka yaraaday oo ay ilaalinayan luqadooda iyagoo hadda sheegaya in Berbera ay soo gaadheen Somali dalkeeda ku soo noqonaya iyo qoxooti Yamaniyiina oo ka soo cararaya weerarka Salafiga Sucuudigu ku hayo muslimiinta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM