Masuuliyiinta degmada Boorama ayaa bilaabey cashuur xoojin waxayna baaq u direen dadka dhulalka iibsaday laakiin aan bixin cashuurtii ku waajibtey ee sanadlaha sidoo kale waxay kordhinayaan cashuurta gaadiidleyda. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS