X

Masuuliyiinta degmada Dambal oo ka qayb galay xaflada furitaanka masjidka magaalada Mideeya (Jabanta)

Waxa daraad magaalada MIDEEYA (Jabanta) ee dawlada Somali galbeed laga furey masaajid iyo madarasad ay si weyn uga qayb qaateen qurba joogta iyo qolqol joogta kheyrka jecel, waxana xaflada furitaanka ka qayb galay masuuliyiinta degmada Dambal oo balan qaaday inay wax ka qabtaan baahiyaha magaalada ee ay ugu weyn tahay biyo la’aantu.


Magaalada MIDEEYA (Jabanta) waxay biyaha ka cabtaa barkado roobku buuxiyo. Masuuliyiinta magaalada ayaa lagu adkeeyay inay dabasocdaan ilaa ay ka xaqiijiyaan in degmadu hesho waxay xaqa u leedahay ee biyaha iyo korontadu ugu horeeyaan.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.