X

Masuuliyiinta gobolka Awdal oo sida fiinta uga qayliyay war been abuura isku dirna ah

Masuuliyiinta gobolka Awdal ayaa sida fiinta uga qayliyay war been abuura isku dirna ah. Warkan ayay sheegeen in lagu sheegay in ay jiraan ciidamo Itoobiya ka dhana oo lagu tababaro Boorama agteeda.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OZaqn9yWV8o[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.