Masuuliyiinta gobolka Salal ayaa cabasho ka muujiyay xaalada ka jirta halkaasi. Dadka ehelka u ah gobolka ayaa inta badan waxa ku dul shaqaysta shaqaale Isaaqa oo laga keenay Hargeysa oo loo baahneyn xilli dadka deegaanku bilaa camal yihiin iyo weliba cunaqabatayn la saaray.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=DgD_MpngFlY[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS