Buuhoodle–Masuuliyiinta maamulka Khaatumo State ayaa booqdey kastamka cashuuraha ee Buuhoodle. Waftigan booqdey kastamka Buuhoodle waxa ku jira wasiiro ku jira maamulka Khaatumo State ee u hogaamiyo madaxweyne Cali Khaliif Galaydh.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS