Masuuliyiinta Somaliland ayaa sheegay qabashada hanti laga soo dhacay ismaamulka Somali galbeed ama kilinka shanaad ee Itoobiya iyo qaxooti la sheegay inay yimaadeen.
Hantidan oo bililiqo u muuqata ayaa looga faaiideystay fowdadii Sabtidii ka bilaabatey Jigjiga kadib markii ciidanka dawlada dhexe khalkhaliyeen amniga.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=kzk8E4ZK0f8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS