Kadib dilkii loo gaystey taliyihii booliiska ayaa waxa jirta cabsi ah in arintu sii balaadhato oo qabiilkii uu ka dhashay qaado aargoosi. Hadaba masuuliyiinta Togdheer e Wadani ayaa ka digey arintaas sheegayna in la ilaaliyo nabadgelyada. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS