X

Masuuliyiinta xisbiga Wadani oo shir jaraaid kabaha la dulmaray Muuse Biixi

Masuuliyiinta xisbiga Wadani ayaa shir jaraaid kabaha la dulmaray Muuse Biixi oo ku fashilmey mudadii loo daayay maamulka Somaliland. Xisbiga oo saxaafada la Hadley ayaa sheegay in Muuse Biixi ku fashilmey xalinta dagaalka Ceel-afweyn.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=BLn4vKxdNuo[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.